Amaana Money Transfer Co

15
Amaana Express waxay ka mid tahay xawaalada ugu waa weyn ee Somaliya waxay xarumo ku leedahay aduunka dacaladiisa iyadoo xafiisyada Amaana Express aay gaarayaan 900 oo xafiis.

Amaana waxay macaamiisha ka caawisaa inay lacagahooda ku dirsadaan si Amaano iyo deg degsiinyo leh.

Meel kasta oo aad dunida ka joogtid, lacagtaada waad ku keydsan kartaa kuna xawilan kartaa adigoon wax cabsiya qabin.

Amaana waxay caan ku tahay.
Degdegsiinyo
Xafidaad.
Macaamil wanaag iyo soo dhaweyn.

Hadaba Amaana Online adeegeeda waa loo bogee, ha moogaan hana ka maqnaan sida kumanaanka macmiil ee ku qanacsan shirkada xawaalada Amaana Express.

"Amaana Money Transfer Co" - Social Networks

Click to visit the social networks of Amaana Money Transfer Co:
Do you own or manage this business? Click here to claim the Amaana Money Transfer Co listing and add social networks, logos, descriptions and more.

Amaana Money Transfer Co Contact Information: